carmee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld carmi.

carmi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Weel carmo marin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.