carrabbowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld carrabbaab¹.ld carrabbaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
carrabbaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Gefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg) Si qalad in yar oo tibix ah ka sheegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0