carrabdhebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carrabdhaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carrabdhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Alalaas; mashxarad.
  2. Mashxarad samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur