carrabjalqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carrabjalqi. ld carrabjalqis.

carrabjalqi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Erayo dhawaaqoodu isku dhow yahay oo carrabka carruurta lagu jilciyo dhihid.

carrabjalqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld carrabjalqin.