carrafo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld arrafo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

arrafo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Bilaha sannadka soomaaliga ee dayaxa tan ugu dambeysa oo xajka la guto. ld carrafo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur