carrogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carrog².

carrog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Biyaha ama caanaha haan ama dhiil la culay carka looga dhaqo.
  2. Haan ama dhiil la culay biyo ama caano carka uga dhaqid.