carroobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carrow.

carrow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-raabay, -rowday; -raabi)

Macnaha:

  1. 1. Wax ciid yeelasho. 2. ld carraaw.