carshaashayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg carshaashee. ld carshacarshayn.

carshaashee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -shaysay)

Macnaha:

  1. Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.

carshacarshayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld carshaashayn.