carshin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhul daaq leh, dhulka xooluhu daaqaan.