casabaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg casabayso. ld casabaysad, casabaysi.

casabayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cid casabo ka dhigasho.

casabaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld casabaysasho.

casabaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld casabaysasho.