casargaabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld casargaab.

casargaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga casarka ah qaybtiisa dambe. ld casargaabad.