caseewi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc timirta ka mid ah, lafa yaryar oo guduud xigeen ah. ld caseelli.

caseelli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caseewi.