cashee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -shaysay)

Macnaha:

  1. eeg cashaysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashaysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid casho siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur