cashibbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.
  2. Xoolo cashi ka bogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashibbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cashibbax². ld cashibbax¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur