cashibbixinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cashibbixi. ld cashibbixis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cashibbixiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Xoolo cashi ka daweyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cashibbixisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cashibbixin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0