cashiiraysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cashiiraysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Cid cashiiro ka dhigasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cashiiraysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cashiiraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cashiiraysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cashiiraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0