cashiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cashi². ld cashin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.
  2. Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cashiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur