cashrin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cashri. ld cashris.

cashri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley tahliil ku firdhin.

cashris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cashrin.