casiimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Duco gaar ah oo wax lagu habaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

casiimad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld casiimo.