casilaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ka qaadista nin siyaasi ah xilka. 2. ld casilid.

casilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg casil. ld casilaad (2).