caskramaroodiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld askarmaroodi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
askarmaroodiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege ka yahay isbitaal, xero militari iwm. 2. Qof askari ahaan loo adeegsan jiray mararka qaarkood miyiga wax ka qaban jiray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00