casriyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg casriyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

casriyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Wax, wax cusub oo waqtiga la socda ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur