casumnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg casuman. ld casumnaansho.

casuman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Macnaha:

  1. Wax la casumay ahaansho.

casumnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld casumnaan.