casuumad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld casumaad.

casumaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.