catiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Weel, wax la catiray ahaansho. ld cartiran, catireysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cartiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. ld catiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

catireysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)