cawaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur