cawaaqibxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawaaqibxun. ld cawaaqibxumaansho, cawaaqibxumi, cawaaqibxumo.

cawaaqibxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Wax aan cawaaqib wanaagsanayn ahaansho.

cawaaqibxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cawaaqibxumaan.

cawaaqibxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cawaaqib aan wanaagsanayn ee qof noloshiisu ku dambeyo. ld cawaaqibxumaam.

cawaaqibxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cawaaqibxumaan.