cawadhaxmeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawadhaxmee.

cawadhaxmee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Meel loo socdo hal habeen u dhixid.