cawadhaxmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Habeendhax.Lamidka: HabeendhaxSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
habeendhaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:1. Safar habeen lagu dhaxo. 2. Gunno yar oo la siiyo qof shaqo meel u aaday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0