cawarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.
  2. 1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawaraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cawarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawiraad

cawirid