cawarow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.

cawirow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -oowday; -oobi)

Macnaha:

  1. ld cawarow.