cawaweerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah libaaxbadeedka.Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.