cawdasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawdo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-day, -datay)

Macnaha:

  1. Xoolo badan meel isugu ururid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur