caweeran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Qof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.