cawilcelinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cawilceli. ld cawilcelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cawilceliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Wax dhumay beddelkood siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cawilcelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cawilcelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00