cawino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caawino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caawino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur