cawlnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawlan. ld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.

cawlan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.

cawllanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cawlnaan.

cawllanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cawlnaan.

cawlnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cawlnaan.