cawlwareershe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo jiljilicsan, oo nafleyda daaqda ay ku wareerto. 2. Miraha caduurka inta aanay bislaan. ld cawlawareershe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

