cawratiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cawratir². ld cawritirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cawratirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cawritiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cawritir². ld cawratirid, cawritir¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0