cawratiryoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cawritir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cawritirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir² (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0