cawritiryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cawritir¹.

cawritir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.
  2. Wax in isha looga hortago u bixin. ld cawratir² (1).