cawsley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dad caws qada. 2. Dhul caws keliya ka baxo.
  2. (juqr.) gobollada dunida ee degaankooda dabiiciga ahi uu ka koobanyahay caws; roobka ka da'a ma bixin karo kayn, isla markaas uu ka badanyahay midka ka da'a lamaddegaannada. Sidaas awgeed cawsleydu waxay ku dhacdaa dhulalka u dhexeeya kaymalayda iyo lamaddegaannada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur