cayalo'aadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nagaar dhulka ku faafa caleemo biyo ka buuxaan iyo laamo jilicsan leh oo ka baxa meesha degelka leh.