caydbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caydbax. ld ceedbixid.

caydbax

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xay, -xday)

Macnaha:

  1. Alaab maacuun oo aad loogu baahnaa helid. ld ceedbax.

ceedbixid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caydbixid.