caydnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caydan. ld caydnaansho, ceednaan, ceednaansho.

caydan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Qof, baahi weyn alaab maacuun u qaba ahaansho. ld ceedan.

caydnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ceednaan.

ceednaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caydnaan.

ceednaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld caydnaan.