cayinQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-nay, -ntay)Macnaha:1. Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid. 2. U c.: qof, meel u magacaabid.