caymis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u magdhawda markuu shil ku yimaado. 2. ld caymin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caymin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caymi. ld caymis (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur