caymo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay. 2. Kaalmo aan badnayn oo la siiyo cid hantidii ay lahayd dhaaftay. ld caynaano.
- 1. Wax halis ka samatabixid. 2. Xoolo lumay ama la dhacay in yar ka badbaadid.

