caynsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caynsan. ld caynsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caynsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti). 2. Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati). 3. Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caynsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld caynsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur