caynsane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Bayd faal oo madaxa iyo manjaha min laba ka ah, labada hogood oo dhexda ahna min hal.